Somali News

Guddi shaaciyay saameynta ay Puntland ku yeelatay Abaaraha

War-saxaafadeed kasoo baxay Guddigq Gurmadka Abaaraha ee DG Puntland, ayaa looga hadlay Abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedkaas iyo sida ay saameyn ugu yeelatay.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in bulshada ay abaartu ay ku habsatay ay u baahan yihiin Biyo, Cunto, Daawo iyo Calaf xoolaad.

Sidoo kale, Guddiga ayaa ku dhawaaqay in lacaga la uruuriyay ay iminka gaarayaan 34 kun oo doollar, balse tani ay sheegeen inay tahay bilow dhiiragelin ah.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka.