Somali News

Guddoomiye Maxamed Mursal oo Xafiiskiisa u magacaabay lataliye Sare

Muqdisho-KNN-Liibaan Xuseen Maxamed oo katirsan Wariyaasha Soomaaliyeed, sidoo kalane wakiil Mareykanka uga ahaa Telefishinka Qaranka ayaa loo magacaabay lataliyaha Warbaahinta ee Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.