Somali News

Howlgal lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab

Ciidamada Deegaanka ayaa Howlgal gaar ah ayaa ku dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab una qaabilsana xoolo aruurinta gobolka Mudug.

Howlgalka ayaa ka dhacay tuulada Carfuuda oo 35km ujirta deegaanka daba galo ee gobolka Galgaduud.

Saraakiisha Amiga ayaa ninkan magaciisa ku sheegay Axmed Cabdullahi Cali Dhurwaa(Nadaara) oo ahaa madaxii u qaabilsanaa xoolo aruurinta gobolka Mudug.