Somali News

Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanad ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congresska Maraykanka ayaa ka hadashay doorashada madaxweeynaha Soomaaliya iyadoona sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed.

“Dalka wuxuu u bahaan yahay dhammaantiin si aad uga wadashaqeysaan sidii looga gudbi lahaa xasiloonida darrada”

Ilhaan ayaa farriinta ay ugu hambalyeeyeneysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya xasan sheikh maxamuud usoo dhigtay barteeda Twitter-ka.