Somali News

Khasaare ka dhashay askari rasaas ku furay tababayarayaal Imaaraad ah

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Askari ka tirsan Ciidamo tababar uga socday Xirada Jeneraal Goordan oo rasaas ku furay Tababarayaal sare oo Imaaraad ah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in askariga uu rasaasta la beegsaday Ciidamada tababarabayay iyo saraakiisha Imaaraadka Carabta.

Khasaaraha ayaa isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana wali wax war ah ka soo bixin dowladda Soomaaliya, kaasi oo ku aadan falkan ka dhacay xirada Janaal Jordan.