Somali News

Kooxda Daacish oo war ka soo saartay dilkii Al Baqdaadi

Ururka Daacish Waxay Xaqiijiyeen geerida Hogaamiyahoodii Abubakar Al-Baqdaadi, oo Ciidamada Maraykanku ay ku dileen Weerar ka dhacay waqooyiga Suuriya.

Waxay Magcaabeen Hogaamiye kale oo lagu Magcaabo Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi.
Sida lagu sheegay Cajalad cod ah oo uu baahiyay Af-hayeenka Ururkaasi.