Somali News

Lafta gareen oo Ku dhawaaqay garsoorka guud ee Koofur Galbeed

Baydhabo-KNN-Cabdicasiis Xasan Maxamed madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa magacaabay Garsoorka guud ee maamulka Koonfur Galbeed.

Xubnaha uu magacaabayo Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Garsoorka Maxkamadda Sare , Midka gobolka Bay iyo Xeerilaalinta Guud ee maamulkaasi.