Somali News

Madasha Badbaado Qaran oo war cusub ka soo saartay mudo kororsigii golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Kulamo saacadihii u dambeeyey magaalada Muqdisho uga socday siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Badbaado Qaran ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ka kooban afar qodob oo lagu naqdinayo tallaabadii mudo kordhinta aheyd ee shalay uu qaaday golaha shacabka.

Qoraalka Madasha ayaa ugu horeyn lagu yiri, “Kulan ay isugu yimaadeen hoggaanka sare iyo xubnaha Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa looga hadlay go’aankii muddo kororsiga sharci darraida ahaa ee uu ku kacay Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhamaaday.”

Hoos ka akhriso qodobada