Somali News

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweyne Deni.

Muqdisho-KNN-Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni.

Labada Madaxweyne ayaa sheegay iney u rajeynayaan Madaxweynaha iyo shacabkiisa iney ku guuleestaan waxyaabaha horyaala.

Hogaamiyaashan ayaa noqonayaa kuwii ugu horeeyay ee ka maqan madasha doorashada ee hambalyo la wadaaga Madaxweynaha cusub.