Somali News

Madaxweyne Deni oo la dhaariyay.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Puntland kadib markii uu ka guuleestay, Asad Cusmaan C/llaahi iyo musharaxiin kale oo wareegyada 1aad iyo 2aad ku haray.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa xarunta Baarlamaanka oo ay doorashada ka dhacday ku dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Puntland, 5ta sano ee soo socto.