Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeedin doona labada gole ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg ah la isugu yeeray.

Madaxweynaha ayaa ka hadli doona go’aanka Somaliland ay Itoobiya ugu saxiixday qeyb kamid ah badda Soomaaliya iyo in askar badan oo soo dageysa saldhig halkaasi laga sameeyo.

Kulankani deg-dega ayaa waxaa xilli dambe ee xalay waxaa golaha isugu yeeray xildhibaannada labada aqal.