Somali News

Mareykanka oo duqeymo ka fuliyay gudaha dalka Ciraaq

Ciidamada Mareykanka ayaa weeraro ku bartilmaameedsaday maleeshiyaad ay Iran taageerto oo ku sugan dalka Ciraaq.

Weerarka ayaa la sheegay inuu jawaab u ahaa weerar ay ku dhaawacmeen saddex askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka.

Dhanka kale, diyaradaha Israel ayaa Syria ku dilay Jeneraal sare ee Iran u dhashay.