Somali News

Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir oo maanta horgeeyay Sayid Cali Macalin

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta horgeeyay Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay kiis ah inuu gubay xaaskiisii  marxuumada Luul Cabdicasiis.

Sayid Cali Macalin Daa’uud ayaa horay Degamada dharkenley ku gubay. Xaskiisii Allah unaxariista Luul Cabdicasiis,oo ugu dambeyn u geeriyootay dhawaca kasoo gaaray dabkaas,waxan bishii hore xukun dil ah ku riday Maxkamada gobolka Banaadir oo ah qisaasta marxuumada,balsa qareennada ay racfaan ka qateen.