Somali News

Midowga musharixiinta oo war ka soo saaray hadal ka soo yeeray guddoomiye Cumar Filish

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa mid colaad hurin ah.

Qoraal ay soo saareen musharixiinta ayay ku sheegeen in ay dhab u qaadanayaan hanjabaada Guddoomiyaha ayna tahay farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo, toosna ugu socota xubnaha Musharaxiinta.

Hoos ka akhriso