Somali News

Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay Ciidanka Xoogga

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war saxaafadeed soo saartay ayaa soo dhaweysay taageerada cusub ee Midowga Yurub u yaboohay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.