Somali News

Nin gabar yar ku kufsaday Baydhabo oo xukun lagu riday

Maxkamada gobalka bay ee maamulka koofur galbeed ayaa maanta xukun 5 sanno xarig ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar 5 sano jir ah.

Maxkamada gobalka bay ayaa sheegtay in Maxamed Aadan Cali oo 20 sano jir ah uu kufsaday Ceyni Cabadullahi baadiyoow oo 9 jir ah.

Todobaadkii hore ayeey aheed markii magalada beydhabo meel fagaaraha ah lagu tooktay labo nin oo kufsaday labo caruur ah oo yar yar.