Somali News

Odayaasha dhaqanka Puntland oo digniin ka soo saaray Doorashada.

Garoowe-KNN-Odayaasha dhamaamulka Puntland ayaa war kasoo saaray doorashadda maamulka Puntland ee lagu waddo in ay ka dhacdo Magaalada Garowe 8 Bishaan.

Sidoo kale odayaasha ayaa ka digay in doorashadda ay ka dhalato Khalalaase iyo in lacago laaluush ah ay dhiibaaan Musharaxiinta.