Garoowe-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa si kulul waxaa looga hadlay xariyaadii maanta lagu soo rogay madaxweynihii hore ee soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo Ku wajahnaa Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose.
Qoraalka maamulka Puntland ayaa waxaa lagu cambaareeyay Xayiraadda Socdaal ee Dowlada Soomaaliya ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed.
