Somali News

Qaar ka mid ah daladaha waxbarashada oo eedeeyn u jeediyay agaasimaha waxbarashada G/Banaadir

Muqdisho-KNN-Shir labo maalin ah oo magaalada Muqdisho uga socday qaar ka mid ah daladaha waxbarashada gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul u eedeeyeen agaasimaha waxbarashada gobolka banaadir, iyagoona ku eedeeyay inuu caqabad ku yahay horumarka waxbarashada dalka.

Daladaha shirka yeeshay ayaa waxaa ka mid ahaa Safe, Sofel, Sofen, Al-ma’mun, Seda iyo Snefa.

Halkan hoose ka Akhriso qoraalka