Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero ciidan oo ku taalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Ciidamada ee 77 oo ku taal magaalada Muqdisho.

Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay afaafka hore ee xerada, iyada oo ay rasaas faro badan ku fureen ciidamada ilaalada xerada.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxa walow aan wali la ogeyn tirada rasmiga.