Somali News

Qarax miino oo lala beegsaday mid kamid ah goobaha ganacsiga ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay goob ganacsi oo ku taalla Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa wararka sheegayaan in ay ka dambeyaan dagaalameyaasha Al-shabaab, maadama xarruuntaasi ganacsiga lagu xiray Kaamirooyinka qarsoon ee CCTv.

Dowladda Soomaaliya ayaa ganacsiga magaalada Muqdisho ku amartay in ay muddo kooban gudaheed goobaha ganacsiga ku xiran Kaamirooyinka qarsoon