Somali News

Qodobo ka mid ah Dastuurka dalka oo xilligan lagu codeynayo Facebook iyo Twitter

Muqdisho-KNN-Waxaa soconaya qorshihii lagu dhameystiri lahaa dastuurka dalka oo ah asalka shuruud ee dowladnimo ee soomaaliya iyo halka laga tixraaci doono xuquuqda muwaadinkasta oo  Soomaaliyeed.

Balse waxaa hada soo baxaya qorsho ah in dasctuurka dalka laga codeeyo facebook iyo Twitter, iyadoona halkaasi dadka laga baadi goobayo.

Bishan ayay aheyd markii gudiga dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay baraha bulshada ku bandhigeen dhowr su’aalood, taasi oo lagu weydiinayay shacabka soomaaliyeed.

Hadaba Warbixin oo dhameystiran Halkan ka dhageyso:-