Somali News

Saraakiil Shabaab ah oo lagu dilay duleedka Qoryooleey

Qoryooleey-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaanno hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa howgallo ay ka sameeyeen ciidammo ka tirsan xoogga.

Saraakiisha taliska Milatariga ee Shabeelaha hoose oo la hadlay KNN  ayaa sheegay in howgalladan ay ku dileen saraakiil  sare oo ka tirsan Shabaab.

Saraakiisha la dilay ayaa waxa ay ay ugu magacaawnaayeen Shabaab, dhanicyada howlgallada iyo Sirdoonka.

Maalmihii ugu danbeeyay ciidamadda Milatariga ayaa howgallo, waxa ay ka wadeen deegaanno hoostaga degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose.