Somali News

Sawirro: Madaxada qaar kamid D/gobolleedyada oo ku shiray Muqdisho

Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle, iyo Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan saddex geesood ah, kaasi oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka.

Kulankan oo ka dhacay hoyga madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), waxaa si gaar ah looga hadlay caqabadaha hortaagan shirka wada Tashiga ee ay qaadaceen maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Sidoo kale Madaxweyneyaasha ayaa ka arrinsaday sidii isfaham looga gaari lahaa Muranka Doorashada.

Sawirro