Somali News

Sawirro:-Xisbi Siyaasadeed cusub oo maanta la diiwaan galiyay

Muqdiaho-KNN-Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaran ayaa maanta shaahadada diiwaangelinta ku meelgaarka ah waxa ay gudoonsiiyeen Xisbiga Awoodda Shacabka oo uu hogaaminayo gudoomiyihii hore gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed.

Xisbigaan cusub oo soo booxiyay shuruudihii laaga baahnaa ayaa ka mid noqonaya xisbiyada siyaasadeed dalka, kuwaasi oo kuloomi doona madaxtinimada dalka sanadka 2020ka.