Somali News

Shir u dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland oo la filayaa in uu ka furmo Boosaaso

Shirkan ayaa looga hadli doonaa adkeynta xiriirka labda dhinac adkeynta wada shaqeynta Iskaashiga labada dhinac ee amniga siyaasada iyo Xeerarka Dalka.
Shirkan o mudada uu soconayo aan la shaacin ayaa hadana qabsomidiisa waxaa shaaciyay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni xilli uu ka hadlayay kulan soo dhawey ah oo duleedka Boosaaso loogu Sameeyay wafuuda uu hogaaniyo Madaxweyne axmed Madoobe.
Qodobada ka soo bixi doona shirkan ayaa la sheegay in warbaahinta lala wadaagi doono