Somali News

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta baaqday

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra,iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay Shirkii Madasha wadatashiga qaran ee berri qabsoomi lahaa.

Shirkaan ayaa lagu sheegay qoraalka in Arrima farsano Awgood dib loogu dhigay islamarkaana qabsoomidda Shirkaasi dib laga shaacin doono.

Horay waxaa loo sheegay in cudur daar ka yimid Madaxda qaar ee Maamul goboleedyada dartii ay dhalisay baajinta shirka Golaha wadatashiga qaran.

Madaxdaan ayaa Maalmaha soo socda waxa uu shir kaga furmi doonaa Magaalada Nairobi.