Somali News

Somaliland oo war ka soo saartay xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya

Soomaliland ayaa qoraal rasmi ah oo ay kasoo saartay xiisadda siyaasaddeed ee Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Iskeeeed Madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Soomalailand ayaa lagu yiri :

“Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira ayaa u muuqda mid khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo dhibaato hor leh abuuri karta.”