Somali News

Soomaaliland”Lama eryo karo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya”.

Hargeysa-KNN-Warqoraal ah oo ka soo baxay Soomaaliland ayaa looga hadlay go’aankii ay Soomaaliya ka qaadatay wakiilka UNka ee Soomaaliya, kaas oo lagu amray inuu dalka ka baxo.

Soomaaliland waxay sheegtay in uusan waxba ka quseynin go’aanka Soomaaliya, islamarkaana uu shaqo wanaagsan qabtay mudadii koobneed ee uu dalka joogay Mr Haysom.