Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay wakiilka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobe ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Kenya waxaa uu u gudbiyay Qaramada Midoobe ka hor inta aysan kulmin Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Kenya.
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa beeniyay sheegashada Dowladda Kenya ay sheeganayso inay Soomaaliya xaraasheyso badda ay labada Dowladood ku muransan yihiin.
Qoraalka oo aad u dheeraa, islamarkaana ku qornaa luuqada English ayaa sidan u qornaa:-
