Somali News

Khasaare ka dhashay Tiro hoobiyeyaal ah oo ku dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Tiro hoobiyeyaal ah oo subaxa hore ee maanta laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa inoo sheegay in mid kamid ah hoobiyeyaasha uu ku dhacay guri ku yaalla degmada Boondheere.

Ugu yaraan hal qof oo Haweeney ah ayaa ku geeriyooday hoobiyeyaasha laga maqlay magaalada.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha Amniga.