Somali News

Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka iyo tirinta codadka

Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS ayaa soo dhammaatay.

  1. Xil. Cabdikariin Abdow Xayder: 15 Cod
  2. Xil. Cabdiraxmaan Cabduqaadi Cadde: 8 Cod
  3. Xil. Khadiija Maxamed Diiriye: 21 Cod
  4. Xil. Maxamed Cabdalla Axmed Maxamuud: 59 Cod
  5. Xil. Maxamed Cali Cumar (Caanonuug): 58 Cod
  6. Xil. Maxamed Nuur Abuukar: 5 Cod
  7. Xil. Maxamed Cumar Cimow: 4 Cod
  8. Xil. Maxamuud Cabduqaadi Xaaji (Jeego): 12 Cod
  9. Xil. Sacdiya Yaasiin Xaaji (Samatar): 52 Cod
  10. Xil. Saciid Maxamed Maxamuud Xayd: 7 Cod