Somali News

Wasaaradda arimaha Gudaha oo soo saartay sharciga habraaca doorashoyinka dowladd goboleedyada

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca doorashooyinka dowladd goboleedyada oo ka kooban 27 qodob.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la adkeeyay muhiimada fulinta habraaca oo waafaqsan dastuurka KMG ee dalka u dagsan.

Hoos ka Akhriso qodobada:-