Somali News

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay xaaladihii u dambeeyay ee Covid-19

Wasaaradda caafimaadka xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay tirada kiisaskii xanuuuka coronavirus 24 saac ee ugu dambaysay.

Hoos ka akhriso

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1176

o Laga Helay: 160

o Somaliland: 70

o Puntland: 60

o Jubbaland: 9

o Banadir: 8

o Hirshabelle: 7

o Konfurgalbeed: 4

o Galmudug: 2

o Lab: 108

o Dhedig: 52

o Dhimasho: 11 (Somliland:6, Puntland:3, Banadir:2)

o Bogsashada: 65

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,783

Bogsashada Guud: 4,967

Dhimashada Guud: 557