Somali News

Wasiir Fowsiyo oo sheegtay in wajiga labaad ee Talaalka covid 19 laga keeni doono dalka

Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka karoona Feyrus oo ay gacan ka geysanayaan dowladdo saaxib la ah Soomaaliya

Wasiirka Fowsiyo abiikar Nuur ayaa waxa ay tilmaamtay in dalalka Shiinaha Turkiga iyo qaar ka mid aha wadamada Carabta ay soomaaliya ka garab siinayaa Talaalka maadaama kii koowaad oo marayo meel wanaagsan kaasi oo socon doono sedex bilood.

Tan iyo markii kiiskii ugu horeysay ee Covid-19 dalka laga diwaan geliyay waxaana la helay 11,398 waxaana ugeeriyooday 529 ruux