Somali News

Wasiir ka tirsan Jubbaland oo shaqada looga joojiyay musuq maasuq

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa shaqadii looga Joojiyay Wasiirkii Xanaanada Xoolaha ee maamulkaasi Maxamed Xasan Maxamed.

Wasiirka ayaa lagu eederyay inuu lunsaday dhaqaalo badan, islamarkaana taasi ay keentay in xilka laga qaado.

Waa Markii ugu horeysay ee Madaxweyne Ku xigeenka uu masuul shaqada ka joojiyo. Joojiyo