Somali News

Wasiirka Arrimaha gudaha oo la kulmay Madaxda Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan is xog wareysi ah Muqdisho kula qaatay madaxda dowlad goboleedyada HirShabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Wasiirka ayaa madaxda kala hadlay diyaar garowga shirka madasha wadatashiga qaran.