Somali News

Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliland oo lagu xiray Hargeysa

Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Aadan Cukuse.

Cukuse ayaa waxaa uu qeyb ka ahaa siyaasiinta Xisbiga Wadani ee dhigaya Banaanbaxa looga soo horjeedo muddo korarsiga lagu eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi.


Sidoo kale ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa dhaawacay Muniir Axmed Cigaal lataliyaha saxaafadda ee musharraxa madaxweynaha Xisbiga Wadani, kadib ay rasaas boolisku ku rideen madaxda Xisbiga iyo shacabka