Somali News

Xildhibaanada golaha shacabka oo Beri kulan ku yeelanaya Muqdisho

Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa beri oo Sabti ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 8 July, waxaa ay yeelan doonaan kulanka golaha shacabka.


Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay


1. Mashruuc Sharci – Akh1aad Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira


Xildhibaanada golaha shacabka ayaa waxaa loo diray fariimo loogu sheegayo inuu jiro kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa  dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciyo kala duwan.