Somali News

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo beri kulan yeelanaya

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalinta beri ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Fariin qoraal ah oo loo diray xildhibaanada ayaa waxaa lagu wargeliyay in ay beri soo xaadiraan fadhiga golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya