Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan ka yeelanaya xaalada guud ee dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa maanta kulan ku yeelanayaa magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa Ajendahiisu tahay Ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee Dalka.

Farriin loo diray “Xildhibaannada ayaa waxaa lagu yiri Xildhibaanada Sharafta leh, waxaa jira kulan Golaha Shacabka JFS

Ajendaha:

  1. Ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee Dalka”