Somali News

Xilliga aay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha iyo Baarlamaanka K/galbeed oo la shaaciyay

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii dib u heshiisiinta ee maalmahan ka socday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

War murtiyeedka ayaa dhigaya in Doorashada Madaxweynaha iyo mida Baarlamaanka Koofur Galbeed la qabto bisha Janaayo ee sanadka 2024.

Hoos ka akhriso