Somali News

Xilliga uu furmayo kulanka Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Guddoonka baarlamaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in beri oo Sabti ah 06 February, uu jiro Kulan Gaar ah oo Madaxweynaha JFS soo codsaday.

Ajandaha ayaa ah:Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka Qaranka.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa in uu Baarlamaanka labbadiisa Aqal la wadaago halka uu marayo hannaanka Doorashada dalka.