Month: August 2017
Uncategorized

Ra’iisal wasaare Kheyrre oo maanta soo xiraya Shirka Qaxootiga Soomaalida ee Ka socda Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali kheyrre ra’iisal Wasaarada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu soo xiro shirka mudada saddexda maalmood ka socda Magaalada Muqdisho Kaas.

Read More
Uncategorized

Burundi oo badalaysa labo guuto oo ka tirsan howlgalka midowga Afrika ee Amisom.

Muqdisho-KNN-Wadarta Ciidamo gaaraya 1,819 askari oo ka Tirsan Ciidamadda Burundi ee Guutooyinka 44 aad iyo 45 aad ayaa bilaabay in ay Badalaan Guutooyinka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Kuuriyada Wuqooyi oo ka hadashay Gantaalkii ay dul marsiisay Dalka Japan.

Muqdisho-KNN- Madaxweynaha Dalka Kuuriyada wuqooyi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Gantaal ay Isniintii Dowladiisa ay dul marsiisay hawada dalka Japan. Madaxweynaha ayaa.

Read More
Uncategorized

Ahlusunna oo Ciidamadii ugu badnaa geysay duleedka Xeraale.

Xeraale-KNN-Sida ay noo Xaqiijiyeen dadka deegaanka ee ku sugan Magaalada dhuusamareeb eexl xarunta Gobalka Galgaduud maamulka Ahlusunna ayaa shalay galab dhuusamareeb ka diray.

Read More
Uncategorized

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay Tacadiyo ku dhan ah Bini-aadinimada.

Nairobi-KNN-Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ay jiraan tacadiyo waa wayn ay.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Yaaqshiid “waxaan soo qabanay raggii ka danbeeyay dilka Gudoomiyihii G/Galgaduud”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay xalay Xarunta degmada ayaa Sheegay howlgallo ay sameeyeen Ciidamada in ay suurtagashay.

Read More
News in English

5 Multi-Millionaires From Somalia You Should Know.

Somalia, a failed state in East Africa, has an extremely hostile political and business environment. But its people, the Somalis, are some of.

Read More
News in English

We Shouldn’t Forget the Lessons of Black Hawk Down: Part I

Twenty-four years ago this month, President Bill Clinton, a first-term commander in chief with no military or foreign policy experience, approved a request.

Read More
News in English

Al-Shabab Defectors Being Rehabilitated to Re-enter Somali Society

Last June, al-Shabab militants attacked an Ethiopian base in the Somali town of Halgan, one of several raids on African Union military camps..

Read More