Month: August 2017
Uncategorized

Kenya oo ka hadashay Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Tuulo hoostagta Mandheera.

Muqdisho-KNN-Daily Nation ayaa Daabacay in dagaalamayaasha Larumeeeysan yahay in Al-shabaab ka tirsanyihiin ay weerar ku qaadeen Tuulo hoostagta Mandheera oo lagu Magacaabo Daaba.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{30-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay in ay soo baaraan weerarkii Bariire oo maanta soo gaba gabeynaya Baaritaankooda.

Muqdisho-KNN-Gudiga ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay dhibaatadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu wadaa in ay soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Dagaal Beeleed u dhaxeeya Maleeshiyo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo ka dhacay Bariga G/Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Dagaal beeleed u dhaxeeyo labo Maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo weerar ku qaaday Ciidamo ka tirsan Kenya meel u dhaw Ceel-waaq.

Ceel-waaq-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa  weerar culus ku qaaday ku qaaday Ciidamo ka tirsan Milatariga Kenya oo ku sugnaa degaanka Daba oo u.

Read More
Uncategorized

Dowlada oo Shaacisay in Shaqaalaha u Shaqeeya hay’adaha Dowlada ay Yihiin Fasax Maalmaha Ciida Carafo.

Muqdisho-KNN-Kadib Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa lagu shaaciyay  in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30- 08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:- Farsamadii:–Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More