Day: September 14, 2017
Uncategorized

Arday iyo Macalimiin ku dhintay Dab ka kacay Iskuul ku yaalla Malaysia

Ugu yaraan 25 arday iyo macalimiin ayaa ku dhintay dab ka kacay iskuul islaami ah oo lagu hoydo, kaasi oo ku yaalla caasimmada.

Read More
Uncategorized

Shan Musharax oo Maanta Qudbad ka hor jeedin doona Baarlamaanka Hirshabelle

Jowhar–KNN– Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa Shalay Bilaabay Dhageysiga Qaar ka mida Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle,waxaana Xildhibaanada Qudbad ay uga.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajigii Guud ee dowladda Hoose

Muqdisho–KNN–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wareegto  xafiiskiisa ka soo baxday waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay Khasnajiga.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo qaabilay Safiirka UAE ee Soomaaliya

Muqdisho, September  2017 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ambassador Yusuf-Garaad Omar Ahmed ayaa  xafiiskiisa.

Read More