Day: September 17, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (17-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Yusuf Cali Samatar:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (17-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Darbiga Kenya ay ka dhisayso Xadduuda ay la wadaagto Soomaaliya.

Beled-Xaawo-KNN-Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo Xubno ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqday Darbiga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Waare”Magaalooyinka go’doonsan waa xabsi kor ka fursan waxna waan ka qaban doonaa”

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo wareysi siiyay Idaacadda VOA laanta afka Soomaaliga ah ayaa ka hadlay Waxyaabaha ugu horeeyo.

Read More
Uncategorized

Xildhibaan Dalxa”Dowladda waa in ay ka hadashaa Soomaalida lagu dhameeyay Itoobiyo”

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya Islamarkaana Wareysi gaar ah siiyya Idaacadda Kulmiye ayaa wax laga xumaado ku.

Read More
Uncategorized

Dad loo soo qab qabtay Askar lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka degmada Dharkeynlay ayaa la sheegay in ay qab qabteen tiro dad ah oo daganaa Xaafad ka mid ah degmadaasi oo lagu.

Read More
Uncategorized

Dhimasho ka dhalatay weerarkii Shabaab ku qaadeen deegaanka Kalabeyr.

Kalabeyr-KNN-Ugu yaraan 4 Askari ayaa ku dhintay in kabadan 5 kalane Dhaawac ayaa ka soo gaaray weerar Aroortii hore ee saakay Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya looga hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle oo lagu.

Read More