Day: September 17, 2017
Uncategorized

Wafdi hor dhac u ah Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo gaaray New York.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo Wafdi uu hogminaayo ayaa gaaray magaalada New York ee Dalka Maraykanka waxa ayna hor dhac.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo saakay weeraray Fariisamo Ciidanka Dowladda ku leeyihiin duleedka Beled-weyn.

Muqdisho-KNN-Wararka saakay naga soo gaarayo duleedka Magaalada Beled-weyn ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa soo sheegayo in saakay Aroortii hore ay weerar culus ku.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad G/Bari ee Puntland oo la dhawaacay.

Boosaaso-KNN-Koox hubeysan ayaa xalay Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari ee Puntland ku dhaawacay Maxamed Cali Saleeban oo ah Taliyaha Maxkamada Darajada koowaad ee Gobolka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabelle.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Awaare. Madaxweyne.

Read More