Day: September 18, 2017
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo maanta u dhoofaya magaalada New York ee Dalka Maraykanka.

Muqdisho-KNN-Xassan Cali Kheyrre Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa maanta lagu wadaa in ay ka baxaan magaalada Muqdisho.

Read More
Uncategorized

Galmudug” Wali Abaarta SIMA way ka taagan tahay deegaanadeyna waxaana codsaneynaa Gurmad”

Cadaado-KNN-Mahad Maxamuud Cali Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Arrimaha Bani’aadanimada maamulka Galmudug ayaa sheegay in wali Abaarta loogu magac daray SIMA ay ka taagan tahay deegaano.

Read More
Uncategorized

Xeer ilaalinta dalka Masar oo loo gudbiyay dalabka ku saabsan in kooxda Al-saadicuun Bil Xaq lagu daro liiska Ururada argagexisada.

Muqdisho-KNN-Sida ay maanta Baahisay warbaahinta dalka Masar Xeer ilaalinta dalkaasi ayaa loo gudbiyay dalabka ku saabsan in kooxda Al-saadicuun Bil Xaq lagu daro.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Gudoomiye Waaxeed goor-dhaw lagu dilay degmada Xamar Jajab.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee waxaa goor-dhaw degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir lagu dilay Haweeney Gudoomiye Waaxeed ka aheyd degmadaasi. Dilka ayaa ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (18-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa}:- Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Faah Faahin ka soo baxeyso dil ka dhacay Gaalkacyo.

Muqdisho-KNN-Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil Kooxo hubeysan ay ka geesteen Xaafadda Garsoor oo ku taala Wuqooyiga magaalada Gaalkacyo ee.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiyo oo ka hadlay dagaalada u dhaxeeyo Soomaalida iyo Oromada dalkaasi wada daggan.

Muqdisho-KNN-Hailemariam Desalegn Ra’iisul Wasaraaha Dowladda toobiyo ayaa ka hadlay rabshado dad badan oo Soomaali ah ay ku dhinteen kuwa kalane lagu la’yahay oo ka.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Oromada Itoobiyo ee ku nool magaalada Muqdisho oo ka hadashay dagaalka ka socda dalka Itoobiyo.

Muqdisho-KNN-Cali Xuseen Cali oo muddo dheer ku nool magaalada Muqdisho kana ka tirsan Qowmiyadda Oromada ee ka soo jeeda Dalka Itoobiyo oo la.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Xasilinta oo xalay Baaritaano ka sameeyay degmada Warta-Nabadda.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho ayaa xalay Howlgal xoog leh ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Warta-Nabadda ee gobalka Banaadir waxaana lagu soo.

Read More