Day: September 18, 2017
Uncategorized

Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose

Afgooye–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degmada Afgooye ayaa sheegaya in Qarax Miino lagula Beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya,.

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo u dhoofay Dalka Mareykanka

Muqdisho–KNN-– Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow ka Dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{18-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(18-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:Gudoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay Magacyada Gudiga loo xil saaray Arinta Qalbi Dhagax.

Muqdisho-KNN-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa goor-dhaw looga dhawaaqay Magacyada Gudiga Golaha ay u saareen go’aankii ay Xukumada.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (18-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Faah Faahin dheeraad ah oo ka soo baxeyso Haweeney lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dil saakay Koox hubeysan degmada Xamar Jajab ay ugu geesteen Alle ha u naxariistee Gudoomiye Laameed.

Read More
Uncategorized

Koonfur Galbeed oo Taageertay Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Baydhabo-KNN-Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ku biiray Maamulada Puntland, Soomaali-land iyo Hirshabeelle kuwaas oo ka soo horjeestay go’aankii dhex dhexaadnimada ahaa oo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (18-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare: Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Wafdi ka socdo Ismaamulka Oromada Itoobiya oo maanta tagaya Hargeysa.

Hargeyso-KNN-Wafdi ay hor kacayaan Madax ka tirsan Ismaamul Gobaleed Qowmiyadda Oromada Itaabiya ayaa maanta ku wajahan magaalada Hargeysa ee xarunta Maamul Gobaleedka Soomaali-land.

Read More